DEG DEG:- Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyadda Villa Soomaaliya.

0
366

Wararka aynu ka heleyno Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayaa Sheegaya in Qarax Xoogan oo Goordhaweed Ka Dhacay Magaaladda.

Dad Goobjoogeyaal Ah ayaa Gargaar.net u xaqiijiyey In Qaraxu uu ka dhacay Meel aan sidaa uga Fogeen Xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya oo ah Halka Looga arimiyo Soomaaliya oo dhan.

Agagaarka Halka uu qaraxu ka dhacay ayaa ah Goob Ammaankeedu aad loo sugo.

Lama oga Khasaaraha Dhabta ah ee Goobta ka dhashay iyo Cidda Lala eegtay.

Sidookalena majirto ilaa iminka Cid sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxan.

Wixii Fahfaahin intaa dheeri ah kala Soco Gargaar.net.