Wararkii Ugu Dambeeye Doorashada Magaaladda Beydhabo Iyo Musharaxiinta Oo……..

0
348

Waxaa Magaaladda Beydhabo ee Xarunta KMG ah ee Koofur-Galbeed Soomaaliya si rasmi ah Daqiiqado kadib Uga Bilaabmaya Doorashadda Madaxtinimadda Maamulkaasi.

Xildhibaanadda Koofur-Galbeed ayaa Arbadaca Maanta ah Oo Taariikhdu ku beegan tahay Gudanaya Waajibaadkooda Dastuuriga ah iyagga oo Dooran doono Madaxweynaha Maamulkaasi Hogaamin doono Afarta Sano ee soosocota.

Waxaa Haatan Wararkii ugu Dambeeyey ay sheegataan in Musharaxiintu ay kusii qulqulayaan Hoolka Doorashadda iyadda oo Ammaanka Guud ee Magaaladda iyo Kan Xarunta Doorashadda uu yahay Mid aad loo sugay.

Musharaxiinta Gaartay ilaa haatan Hoolka waxaa kamida  Xuseen Cusmaan Xuseen, Ibraahin Macalin Nuur iyo Aadan Maxamed Nuur Saransoor.

balse Musharaxiinta Maqan ee labada ah ayaa Wada olo’lihii ugu Dambeeyey ee Doorashadda iyadda oo ay soconeyso qabanqaabadii ugu dambeesay ee Doorashadda.

Wixii kusoo kordhaa wararkaasi kala soco Gargaar.net.