{Video}:- Musharaxiinta Puntiland Oo Walaac Ka Muujinaya Qaabka Loo Maamulayo Doorashada.

0
361

Iyadda oo Dhawaan Lagu wado In ay Qabsoonto Doorashadda Hogaanka Maamulka Puntiland ee Afarta Sano ee Soosocota ayaa waxaa isisoo taraya Walaaca Laga qabo qaabka Loo wajahayo Doorashadda.

Dhawaanahanba waxaa Muran Xoogan uu kajiray Gudigga Xalinta iyo Khilaafaadka Maamulka Puntiland ee uu Magacaabay Madaxweynaha Maamulkaasi Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Hadaba iyadda oo ay sidaa tahay ayaa Waxaa Xilligan Musharaxiinta U Taagan Qabashadda Xilka Madaxtinimadda Puntiland waxaabay Walaac Xoogan Ay Ka Muujiyeen Qaabka Loo Maamulayo Doorashadda Lafilayo In Ay Qabsoonto Bilowga Sanada 2019-ka.

Halkan Hoose Ka Daalaco Video-ga.