Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Turkiga Kaga Qeybgalaya Shirka Baarlamaanada Aduunka. -Gargaar.net

0
249

Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka ka ka ambambxay Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Cabdi Xaashi Cabdulaahi Iyo wafdi kasocda Labada Gole ee Baarlamaanka ayaa Tuklrkiga Kaga Qeybgalaya Shir ay isugu imaanayaan Madaxda Baarlamaanada Aduunka.

Wafdiga ayaa Markii ay Gaareen Turkiga Waxaa halkaasi Kusoo dhaweeyey Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Turkiga.

Wixii kusoo kordhaa Arimahaasi iyo Kulamo lafilayo in Madaxdan Mataleysa Baarlamaanka Soomaaliya ay laqaadan Doonaan Kaqeybgalayaasha Shirkan iyo Madaxda Dowladda aynu walaalaha Nahay ee Turkiga Wararkeena Dambe ayaad ku akhrisan Doontaan insha’allah.