DEG DEG:- Cabdi-Casiis Lafta-Gareen Oo Is Casilay.

0
418
Lafta Gareen ayaa Lagu Tiriyaa in uu yahay Musharax ay Wadado Xukumadda Soomaaliya.
Lafta Gareen ayaa Lagu Tiriyaa in uu yahay Musharax ay Wadado Xukumadda Soomaaliya.

Wararka aynu ka heleyno Magaaladda Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Jimcaha Maanta ah uu Musharaxnimadda Iska Casilay Musharax Madaxweyne Cabdi casiis Lafta Gareen oo kamid ahaa Musharaxiinta ugu cadcada.

Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Kamid ahaa Musharaxiinta ugu cadcadaa ee loo saadaalinaye.

Waxaa Lahadal haye in uu ahaa Musharax ay wadato Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Macada Sababta dhabta ah ee iscasilaadiisa balse wixii kusoo kodhaa wararkeena dambe ayaadun ka akhrisan doontaan insha’allah.