{Video}:- Musharax Cali Xaaji:- “Puntiland Waxaa Ragaadiyey Musuq-Maasuq.

0
441

Musharax Madaxweynaha Puntiland Cali Xaaji Warsame ayaa Sheegay in Pintiland waxa dib idjaca u keenay ay tahay Musuq-Maasuq Baahsan.

waxaa uu sheegay in Loo baahan yahay in Qofka Madaxtinimada loo dooranayo uu noqdo mid aan baahneen oo jeebkiisu uu buuxo isaga oo xusay in Qofka Baahani uu waqtigiisa.

Waxaa uu Sheegay in ay muhiim tahay in Dootashadu aysan ka dib Dhicin Waqtigii Hore loogu balamay oo ay tahay mid ayaan daro ah hadii ay sidaa Dhacdo.

Halkan Hoose Ka Daalaco Video Uu Soo Dhigay Twiterka.