Maamulka iyo Shaqaalaha Gargaar.net Oo Idinla Wadaagaya Hampalyo ku Aadan Dhalashada Nabi Muxamed NNKH

0
449

Maamulka iyo Shaqaalaha Warsidaha Gargaar.net Waxaa ay umadda Soomaaliyeed La Wadaagayaan Hambalyadda iyo Farxadda Dhalashadda Nabi Muxamed NNKH.

12-Bisha Mowliid Maanta oo kale Waa Markii Uu Dhashay Xabiibkeena Muxamed NNKH iyadda oo Munaasabado Lagu Weyneenayo Xabiibkeena Lagu Qabanayo Magaaladda Muqdisho iyo Goboladda Dalka iyo Guud Ahaanba Qeebo Badan Oo Kamida Dunida Muslimka ah.

Maamulka iyo Shaqaalaha Warsidaha Gargaar.net waxaa ay umadda Soomaaliyeed lawadaagayaan Farxadda Maanta oo kale 12-Bisha Mowliid oo ah Maamin ku Weyn Quluubta Muslimiinta Meelkastoo ay Joogaan.

Waxaan Idiin rajeyneenaa in Sanadkan Kiisa kale aad ku gaartaan Bash-Bash iyo Baraare iyo Soomaali oo gacmaha isqabsata Insha’allah.