Axmed Madoobe Oo Isku Shandheyn Balaaran Ku Sameeye Golihiisa Wasiirada.

0
406
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Jimcaha Maanta ah isku shaandheyn Balaaran Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradda.

Warqad Kasoo Baxday Xafiiskiisa Oo uu Ku Saxiixna Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa Waxaa ka dhex Muuqanaye Xubno Cusub oo kamida Golaha Wasiiradda iyadda oo Xubnaha Qaarna Wasaaradahooda la isugu Bed-Belay.

HALKAN HOOSE KA DAALACO WARSAXAAFADEDKA.