AKHRISO:- Xal Laga Gaaray Dilkii Suldaan Xasan Cali Jibriil.

0
350
War Sugan Oo Aan Dhanna Ujanjeerin
War Sugan Oo Aan Dhanna Ujanjeerin

Gudiga isimadda Puntiland ay u xilsaareen saareen Xalinta Dhacdadii lagu Dilay Suldaan Xasan Cali Jabriil ayaa Sheegay in Dhacdadaa Xal laga gaaray.

Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag oo ay soo qayb galeen cuqaal,waxgarad,isimo,culimaa’uddiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa go’aanka looga dhawaaqay.

Guddigu waxay sheegeen in beesha Aadan Saciid ee Warsangeli ay dil iyo diya’ba ka cafiyeen Maxamuud Cismaan Sugulle oo ah ninka uu gacantiisa ku dhintay Suldaankii beesha Aadan Siciid suldaan Xassan Cali Jibriil.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WAR SAXAAFADEDKA.