Akhriso:- Nuuca Doorasho Ee Ka Dhaceyso Magaalada Beydhabo.

0
381
Calanka Astaanta U Ah Maamulka Koofur-Galbeed Soomaaliya.

Gudiiga Doorashadda Maamulka Koofur-Galbeed Soomaaliya ayaa Shaaciyey Qaabka ay Udhaceyso Doorashadda Madaxweynaha Maamulkaasi oo Bisha Soosocota Lagu Qabanayo Magaaladda Beydhabo.

Qoraalka ay soosaareen Gudiga Doorashadda Koofur-galbeed Soomaaliya ayay Siweyn Ugu Faahfaahiyeen Nuuca Doorasho ee Loo Dareerayo Bisha Fooda inagu soo heysa.

HALKAN KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA.

Magaaladda Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Laga Dareemayaa Diyaargarowga Foorashadda Bisha Soosocoto lagu Madlan yahay ee lagu Dooranayo Hogaanka Maamulkaasi.

Musharaxiin Fara badan ayaa isku soo taagay Xilkan kuwaasi oo Galaangal siyaaaadeed ku leh Deegaanadda Koofur-galbeed iyadda oo uu Soconayo Ol’ole Xoogan oo musharax kastaa uu ku doonayo in uu Majaraha uqabto Maamulkaasi mudada Afarta Sano ah ee Soosocota.