Garowe:- Ciidamo Gadoodsan Oo Isugu Soobaxay Madaxtooyada Puntiland.

0
396

Ciidamo katirsan Kuwa Maamulka Puntiland ayaa Saakay Isugu soo baxay afaafka hore ee Madaxtooyadda Pintiland kuwaasi oo Gadood Sameeynaye.

Saraakiisha Hogaamineysa Ciidamadaasi ayaa Warbaahinta u sheegay in Mudo Dhan Todobo bilood aysan helin Mushaaraadkii ay xaqa u lahaayeen.

Ciidamadan ayaa Xeray Dhamaan wadooyinka waaweyn ee gala Agagaarka madaxtooyadda Puntiland Goordambe ayaa waxaa Ciidamada Xaliyey Madaxweyne ku Xigeenka Puntiland Eng Cabfixakiin Cameey.

Cameey ayaa Saraakiisha Ciidamadan Hogaamineysay ubalanqaaday in sida ugu dhaqsiyaha Badan ay ku heli doonaan Haaf Mishaarkooda kamida sida ilo lagu kalsoon yahay oo gargaar.net lahadashay ay xaqiijiyeen.

Ciidamada Gadoodsanaa ayaa dib isaga Laabtay Goobta Waxaana xaaladu ay tahay iminka Mid Degen.

Wixii kusoo kordhaa Kala soco Gargaar.net