Tix Gaaban Oo Ka Hadleysa Dunida Maanta.

0
665

Waaduni Cajiib ah Oo
Doqonkuba Hal door yahay

Daalimkuna halyey yahay

Sharciguna daciif yahay

Daacigu dambiiile yahay

Dumarkuna hoggaan yahay

Cadawguna dallaal yahay

Daroogadu dabiib tahay

Daawaduna dilaa tahay.

 

W/Q:- Ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan.