Luka Modric “Majirin Dhaqsi Katirsan Real-Madrid Oo Aaminsanaa In CR-7 Uu Tegayo”

0
543

Luka Modric ayaa daaha ka rogay in ciyaartoyda Real Madrid ay ku wada guul darreysteen Sharad ay ku wada dhigteen in Cristiano Ronaldo uu joogi doono kooxda ka hor inta uusan u dhaqaaqin Juventus.

Xiddiga reer Portugal ayaa sagaal sano uu ku sugnaa Bernabeu kaddib heshiis qaali ah ugu dhaqaaqay camaaliqada reer Spain.

Xiddigaha Los Blancos oo idil ayaa ku kalsoonaa in Ronaldo uu kooxda la sii joogi doono iyagoona sharad ku wada galay qolka dhar badelashada.

Majirin Haba yaraate Shaqsi katirsan Real-madrid Oo aaminsanaa in Cr-7 ama Zidane midkood uu Katagayo Kooxda inkastoo Qofkasta Uu Go’aanka kama dambeysta ee Yoolkiisu uu isagu leeyahay” ayuu yiri Modric.