Dhalinyarada Beesha Galmaax Oo Masiirkooda Ka Arinsaday. +Sawiro

0
432

Dhalinyarada Beesha Galmaax ayaa Waxaa ay isugu Yimaadeen Shir Balaaran oo ay Aayahooda kaga Tashanayaan.

Shirkan oo Shalay Ka Dhacay Magaaladda Muqdusho ee Caasimadda Dalka Waxaa isugu yimid Xubno Matalaye Dhalinyaradda Beesha Galmaax  oo Kamida Beelaha Soomaaliyeed Kuwaasi oo ay kamid Yihiin Dhalinyaro Aqoonyahano ah oo Beeshaasi ka tirsan.

Dhalnyaradan ayaa Katashanaya Aayahooda iyo sidii ay uhelilahaayeen Xaqa iyagu ay leeyihiin.

Gaba-Gabadii Kulabka Dhalinyarada Beesha Galmaax oo ahaa mid siweyn Loosoo Agaasimay ayaa Lagu Doortay Guddi Kasoo shaqeeya Arimahan.

“Dhalinyaradda Waa Udub Dhaxaadka Bulshadda, Dalkeenuna aad ayuu ugu Baahan yahay Dhalinyaro isku duuban oo Kaqeybqaadata Horumarka Dalka, Waana Arin Mudan in Lagu Daydo”Sidaasi waxaa yiri Midkamida Dhalinyaradii Kulanka ka hadlay.

Kulamadan Ayaa ah kuwa Socon doono Laguna Doonayo In Lagu Mideeyo Dhalinta Beesha Galmaax.

HALKAN HOOSE KA DAALACO SAWIRADDA.