Baarlamaanka Soomaaliya Oo Aqrinta Koowaad Marinaya Hindisaha Bartilmamedsiga Cunaqabatenta Dhaqaalaha.

0
337

Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacada Maanta ah kulan Xasaasi ah kuyeelan doono Magaaladda Muqdisho.

Kulankan oo uu shirgudoomin doono Gudoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan waxaa Aqrinta Koowaad Lagu Marindoonaa hindise sharciyeedka bartilmaameydsiga cunaqabateynta dhaqaalaha.

Mudaneyaasha ayaa arinka Si aada uga doodi doona.

Waxaa xiran dhammaan wadooyinka Gala Xarunta golaha Shacabka iyadda oo ammaankuna uu yahay mid aad loo sugay.

Wixii kusoo kordhaa kulanka Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Wararkeena Dambe ayaan idinkuugu soo baahin doonaa insha’allah.