Al shabaab Oo Sheegaday Mas uuliyada Dilkii xalay ka dhacay Degmada Wadajir.

0
411

Xarakada Al shabaab  ayaa sheegaday mas uuliyada dilkii xalay  ka dhacay degmada wadjir ee  Gobolka Banaadir.

Waxa ay sheegeen  dagaalyahano ka tirsan  Al shabaab  in ay ka dambeeyeen dilka maxamed Cali feeldheer.

war ka soo baxay al shabaab ayaa lagu sheegay in ninkan ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada kusoo doortay Cadaado.

Xarakada Al Shabaab ayaa marar badan sidaan oo kalaa u sheegatay masuuliyada dilal loo geestay xubno kamid ahaa ergooyinkii Xildhibaanada Golaha Shacabka kusoo doortay xarumaha maamul goboleedyada dalka.