Akhriso : 15 Xildhibaan oo loo magacaabay Gudiga Doorashadda Madexweynaha Koonfur Galbeed.

0
386

Gudoomiyaha  Baarlamaanka koonfur Galbeed  Cabdul qaadir  Shariif Shiikhuna ayaa Magacaabay Gudiga doorashada Madexweynaha Maamul Goboleedka koonfur Galbeed .

Godiga Doorasho  uu magacaabay Gudoomiye Cabdu qaadir Shariif  ayaa ahaa 15 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka  Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.