Xasan Sheakh “Mucaradnimadu Ma Aha Wax Xun”. AKHRISO

0
321
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xassan Sheakh Maxamuud.
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xassan Sheakh Maxamuud.

Xasan Shekh Maxamuud Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka ahi Ee Soomaaliya Ayaa Sheegay In Mucaaradnimaddu ay tahay Mid Wanaagsan oo Aan Laga Aaminin Wax Xun.

Waxaa uu Tilmaamay in Mucaaradka Dowladda ay tahay in ay u sheegaan Dowladdu waxa ay ka gaabisay Wixii ay Qabatayna lagu amaano.

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ayaa ka digay in Mucaaradnimadu ay noqoto mid wax Dumisa Balse loo baahan yahay in ay ahaato mid wax lagu saxo.

Xasan Sheakh Madaxweynihii Hore ee Dalkan Doomaaliya oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay kadib sanado uu kamaqnaa ayaa Majara uqabtay Xisbi siyaasadeed oo Dhawaan Muqdisho looga Dhawaaqay.