AKHRISO:- Galmudug Oo Dowladda Dhexe Ku Eedeysay Hurinta Khilaafka Kadhex Alolsan.

0
340

Maamulka Galmudug ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay in iyaddu ay sii hurineyso Fanqaladaha Siyaasadeed ee ka dhex aloolsan Hogaanka Maamulkaasi.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Masagawaa oo Warfidiyeenka u akhriyey Warsaxaafadedka Galmudug ayaa Sheegay In Dowladdu iyadda ay qaadeyso Mas’uuliyadda ka dhalata Khilaafkan ay Hurineyso.

HALKAN HOOSE KA DAALACO WAR-SAXAAFADEDKA.