Sawiro:- Xus Baroor-Diiq Ah Oo Maanta Ka Dhacay Isgoyska Soobe/14-Octomber.

0
420

Isgooska Soobe ee Magaaladda Muqdisho waxaa Maanta Lagu Qabtay Xus Baroor-diiq ah kaasi oo loosameynaye Dadkii ku go’ay halkaa 14-Octomber Sanadii Hore.

Boqolaal Ruux ayaa Mar Qura Wada geeriyootay iyadda oo Dhaawacuna uu aad ufara badnaa kadib Markii Sanadii hore Maanta oo kale gaari nuuca Xamuulka ah uu ku qarxay isgooska Soobe oo aad umashquul Badan.

Halkan Hoose Kadaawo Baroordiiqda Soobe Ka Dhacday.