Saraakiil Ka Socda Wasaaradda Gashandhiga Dowladda Qadar Oo Muqdisho Soo Gaaray.

0
325

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka waxaa Sabtida Maanta ah Soo gaaray Wafdi Balaaran oo ka socda Wasaaradda Gaashaadgiga Dowladda Qadar.

Wafdiga Oo Saakay Soogaaray Muqdisho ayaa Hadda Kulamo Laleh Madax Katirsan Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka.

Wakaaladda Wararka Soonaaliyeed Ee SONNA ayaa lagu daabacay in Kulunka Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdiga ka socda Dalka Qatar  looga wada hadlayo kaalinta Dowladda Qatar ay ka geysan karto dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Dowladda Qatar ayaa kamid ah Dowladaha Soomaaliya ka caawiya dhinacyada Horumarinta iyo maalgashiga.

Wixii Kusoo kordhaa kala soco Gargaar.net.