Beydhabo:- Hoyga Gudoomiyaha Ururka Haweenka G/Baay Oo Bambaano Lagu Weeraray.

0
353

Wararka aynu ka heleyno Magaaladda Benydhabo ee Xarunta Gobolka Baay xarun KMG ahna u ah Maanulka koofurgalbeed Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in Halkaa lagu weeraray Hoglyga Gudoimiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bay.

Muraayo Waa Gudoomiyaha Ururka Hawenka Gobolka Bay waxaana hoyga ay ka degentahay Beydhabo lagu weeraray Bambo Gacmeed.

Intq laxaqiijiyey ilaa Labo Ruux ayaa Dhaawac uu kasoo gaaray sida Gargaar.net aybuxaqiijiyeen Wariyeyaal Madaxbanaan oo ku sugan Magaaladda Beydhabo.

Ciidamo katirsan Kuwa amaanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa ku baxay Falkan oo Dhacay Xalay Fiidkii iyagga oo Halkaa kasameeye Baaritaano lamase oga In Dad loo qabqabtay Weerarkan Banbaano iyo inkale.

Weerarkan ayaana imaanaya iyadda oo Magaaladda Ay kasoconeyso Diyaargaroowga Loogu jiro Doorashadda bisha Soosocta lagu madlan yahay in Halkaa ay ka dhacdo.

Wixii kusoo kordhaa kala soco Gargaar.net