Warmuriyeed Ayaa Laga Soo saaray Shirka Gudiyadda Dastuurka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-Goboleed Kaga Soconaye Dhawaanahan Magaaladda Garoowe ee Xarunta Puntiland.
Shirkan oo Maalmihii lasoo dhaafay Ay Halkaa ku lahaayeen Gudiyadda Dastuurka ayaa Gaba-gabadiisa Baaq wada jir ah loogu Diray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad-Goboleedyadda Dalka.
Waxaana loogu Baaqay in Si Shuruud La’aan ah ay kusoo afjaraan Khilaafka Siyaasadeed ee Haatan u dhexeeya.
HALKAN HOOSE KA DAALACO WAR-SAXAAFADEEDKA.