Ra iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saakay ka duulay karoonka diyaaradaha aadan cabdule cismaan (aadan Cade ).
Ra iisul wasaare kheyre ayaa umbaxay dalka sacudiga kadib markii uu casuumaad ka helay boqorka dalka sacuudiga.
Boqorka sacuudiga iyo Ra iisul wasaare Xasan Ali kheyre ayaa la filaaayaa in ay kulan ku qaadaan qasriga boqortooyada Sacuudiga ayna kawada hadlaan Xaalada Soomaaliya .