Godoomiye ku xigeenka arimaha bulshada dagmada mahadaay saalax fuleel xaaji ayaa hadlay dayacdir ay ku sameynayaan buuntada dagmadaasi .
Waxa uu sheegay Gudoomiye ku xigeenka in dayacdirka buuntada ay iska kaashadeen maamulka degmada iyo dadka ku dhaqan dagmada mahadaay ee gobolka shabeelaha dhexe .
Salaax fuleel xaaji ayaa sidoo kale carbaabay in wax gacan ah aysan ka geysan dowllad Gobolledka hirshabeelle iyo Dowllada Federaalka Soomaaliya.