Godoomiyaha gobolka shabeelaha dhexe oo sheegay in ay garab siinayaan Kooda la magacbaxday Macawiisleey .

0
321

Godoomiyaha Gabolka shabeelaha dhexe Axmad meyre makaraan ayaa ka hadlay dagaalka  ka socto deegaanka aadan yabaale ee gobolka shabeelaha dhexe .

Dagaalka  deegaanka aadan yabaale ka socto ayaa ah mid u dhaxeeyo dagaalyahanada al shabaab iyo koox la magacbaxday  macawiisleey ee ku dhaqan deegaankaasi

Gudoomiyaha ayaa sheegay  in maamulka gobolka shabeelaha dhexe iyo Dowladd gobolledka Hirshabeelle  ay garab siinayaa kooxda macawiisleey  ee dagaalka kula jirto al shabaab.

Axmed meere makaraan ayaa tilmaamay in kooxda macawiisleey ay u istaageen sidii ay ugu xureny lahaayeen deegaanatooda.

Ma ahan markii ugu  ee laga hadlo arintaan waxaa horay ugu hadlay xildhibaanada Baraalamaanka  federaalka soomaaliya .