Dowladda Faransiiska Oo Soomaaliya Ka Saacideysa Cafinta Deymaha Lagu Leeyahay

0
532

Dowladda Faranca ayaa Qorsheynesa in Soomaaliya ay ka taageeeto Sidii Looga Cafinlahaa Deymaha Lagu leeyahay.

Safiirka Cusub ee Dowladda Faranca ay usoo magacaaeday Soomaaliya islamarkaana Shalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka gudoomay waraaqaheeda Aqoonsiga ayaa Sheegtay in Dowladeedu Soomaaliya ay ka taagereyso Dhinaca Cafinta Deynaha.

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Warbaahinta U sheegay in sidokale Dowladda faransiisku at balanqaaday in ay tababari siinayaan Ciidamadda Boliiska Soomaaliya.

Hadalkan ayaa imaanaya iyadda oo Safiirkan Cusub Shalay uu aqoonsiga Safiirnimo uu ka gudomay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farnaajo lamasa oga sida balanqaadyadan ay u fulidoonaan.