Akhriso:- Maxkamadda Ciidanka Qalabka-Sida Oo Xukuntay Askari Katirsan Boliiska Soomaaliya.

0
301

Maxakamadda Ciidanadda Qalabka Sida ee Soomaaliya Ayaa Xukun ku riday Askari katirsan Ciidanka Boliiska Soonaaliya oo dhac u geesanaye Dad Shacab ah.

Cabdikariim Cabdulaahi ayaa lasheegay in 17-kii Bishaan Ciidamadda Amaanka Federaalku ay kasoo qabteen Degmeda Hodon ee Gobolka Banaadir xilli uu ku howlanaa Dhaca dad shacab ah.

Goobta ayaa lagu soo bandhigay Tekefano lasheegay in ay yihiin kuwii uu dhacay askarigan.

Dhibaneyaashii dhaca uu ugesanaye ayaaviyaguna cadeeyey in Salaada Subax iyaga oo usoo daadegaye gudashada waajibaadkii alle.

Maxkamadda ayaa Dhageysatay Dacwada eedeysanaha iyo dooda qareebka Dicaafaye iyo qiraalka Edeysanaha iyada oo dhageysiga kadib Maxkamadu ay xukuntay.

Maxakamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa edeysane Laba Xudigle Boliis Cabdi-KariimbCabdulaahi ku Xukuntay Xukun 8-Sano oo Xarig  ah waxaana ufuran Racfaan.