Madexweynihii hore ee Soomaaliya Oo maanta ka Amba baxay Magaalada Muqdisho.

0
347

Madexweynihii hore soomaaliya Xasan Shiikh maxamuud ayaa maanta ka duulay Karoonkadiyaaradaha  adaan cabdulle cusmaan (Aadan cade )

Mudane Xasan shiikh maxamuud ayaa u duulay dalka uk,kadib markii Jaamacadda Oxford Union ay marti qaad u sameeysay.

Waxaa la filayaa in uu qodbad ka jeedindoono munaasabada ay jaamacada oxford union ku marti qaaday .

Madaxweyniihii hore ee soomaaliya ayaaa sheegay in labo isbuuc kadib  kusoo laaban doono magaalada muqdisho ay  sii wadi doonaan dhismaha xisbi uu isaga guddoomiye ku yahay.