Dowladda Soomaaliya oo hor istaagtay Muqtaar Roobow Abuu mansuur in uu u tartamo Koonfur Galbeed .

0
340

Wasaarada amniga Xukuumada soomaaliya  ayaa  ka hor istaagtay in Muqtaar roobow u tartamo Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada amniga ayaa lagu sheegay in  saaran tahay xayiraadii dhaq dhaqaaqa ee uu Caalamka saaray,Xayiraadii Booliska Caalamka iyo xayiraadii dhinaca dhaqaalaha.