(VIDEO):- Feysal Cali Waraabe Oo Eedeyn Kulul U Jeediyey Soomaaliland.

0
313

Siyaasiga Feysal Cali Waraabe Oo Kamida Siyaasiyiinta Mucaaradka Soomaaliland ayaa Si Kulul u eedeeye Maamulka Soomaaliland.

Siyaasigan waxaa uu ka hadlayaa Arinta Laxirirta Dagaalka Tukaraq oo ay isku hayaan Soomaaliland iyo Puntiland, Arimaha Laxiriira Dhinaca Waxbarashadda Deegaanada Soomaaliland.

Sidookale Waxaa uu ka hadlay Wada-hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland iyo Qaladaadkii hore udhacay ee laga hadlayo.

Waxaa uu si weyn ugu nuux-nuuxsaday Xuriyadda Goboladda Waqooyi ee Dalka iyo Sida ay ku timid.

HALKAN HOOSE KA DAALACO VIDEO-GA.