Sawirro:- Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Oo Muqdisho Lagu Soo Bandhigayo.

0
347

Muqdusho Waxaa Maanta lagu Daah-Furayaa Xisbiga Nabada iyo Horumarka (UPD) Oo uu Horboodayo Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud.

Dhoola tuskii Ugu Weynaa ee lagu soobandhigo Xusbi Mucaarad ah ayaa Maanta kabsoconayo Muqdisho.

Munaadabadda oo Haatan si Toos ah uga soconeyso Howlka Sahal oo kuyaala Agagaarka KM4 waxaa ku Sugan Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Dowladda Federaalka kuwaasi oo Qeyb Ka ah Xisbigan.

Madaxweynihii Hore ee Soonaaliya Xasan Sheakh Maxamuud ayaa Loo Calema saarayaa In Uu Noqdo Gudoomiyaha KMG Ah ee Xidbigaasi kadib Dhoolatus aan Caadi aheyn oo Ka Dhacaya Muqdisho.

HALKAN HOOSE KA DAALACO SAWIRADDA.

Wixii Ku soo Kordhaa kala Soco Gargaar.net.