Boliiska Puntiland Oo Dhaawacay Agaasime Ku Xigeenka Radio-Galkacyo.

0
359

Agaasime ku xigeenka Idaacadda Radio Galkacyo ayaa dhaawac loogu geystay gudaha magaaladaasi.

Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland ayaa sida la sheegay waxa uu dhagax madaxa uga dhuftay Wariye Maxamad Cali siyaad xili wariyaha iyo koox la socotay ay doonayeen in wareysi ku saabsan ammaanka ay la yeeshaan taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland oo u yeeray wariyeyaasha.

Midkamida Cisbitaaladda Magaaladda Galkacyo ayaa iminka lagu Dabiibayaa Agaasime kuxigeenka.

Taliska Boliiska Ee Galkacyo ayay tani utahay Ceebweyn Maadaama Wariyeyaasha iyo Shacabka qeebihiisii Kala Duwanaa ee laga sugaye In Ammaankoodu ay Sugaan ay iyagu Waxyeeleynayaan.