Kulan Amniga Looga Hadlaye Oo Beledweyne Lagu Qabtay.

0
385

Magaaladda Beled weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta Kadhacay Shir Ammaanka Looga Hadlaye.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ayaa saraakiisha Ammaanka ka dhagestay Warbixino ku saabsan Habaca Dhinaca Ammaanka ah ee Kataagnaa halkaa maalmihii ugu dambeeye.

Gudoomiyaha ayaa Kadalbaday Saraakiisha Amniga in Ay Si weyn Uxaqiijiyaan Amniga.

Waxaa uu sidookale ugu Baaqay in ay Kasbadaan Shacabka Gobolka Hiiraan Ku Dhaqan asiga oo Xusuusiyey in Shcabka la’aantood aysan Saraakiishu waxba qaban karin.

Sidookale Shacabka ayuu ugu Baaqay in ay kaalin Mugleh kaqaataan Sugidda oo Ciidamadda Amniga ay ku garabsiiyaan Sugidda Ammaanka.