Kooxo Hubeysay Oo Gabadh Ku Dhex Toogtay Jaamacadda Soomaaliya “UNISO”

0
357

Kooxo hubaysan ayaa Ganadh dhalinyaro ah ku dhex toogtay mid kamid jaamacadaha Magaaladda Muqdisho.

Gabadhan oo lagu magacaabaye Aamino Xuseen xasan ayaa kamid aheyd ardeyda kuliyadda Shreecadda Kabaraneysay Jaamacadda Soomaaliya Ee UNISO looyaqaano qeebteeda Baar ubax.

Dabley hubeysay ayaa Gudaha ugalay Xarunta Jaamacadda iyagga oo sitoosa u abaaray Fasalka ay dhiganeysay Aamino islamarkaana Toogtay sida warsidaha Gargaar.net ay u xaqiiniyeen Maamulka Jaamacada.

Fasalka Aamino waxaa dhiganaye iyadda iyo Gabadh kale balse waxaa la ogeyn Sababta dhabta ah ee loodilay iyo waxa ay aheed iyaddu marka laga soo tago in ay kamid aheed ardeyda Jaamcdda.

Dabkeyda dilka geesatay ayaa goobta isag baxsatay.

Ciidamadda Ammaanka Soomaaliya oo Dilka kadib gaaray goobta ayaa wada Baaritaano laxirira Qaabka ay wax udhaceen iyagga oo sidokale baary kooxaha dilka gestay iyo sababta ay ugeesteen.

Wixii kusoo kordhaa halkan kala soco.