DEG DEG:- Muqdisho:- Ciidamo Katirsan Dowladda Oo Risas Ku Furay Gaari Uu Watay Wiil Dhalinyaro Ah

0
290

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa goordhaw Muqdisho ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo Lagu Magacaabi jiray Dayax Iimaan Xasan.

Allaha ha u naxariistee marxuumka Rasaasta lagu furay ayaa maraayay daarta seybiyaano waxaana gaari uu watay Rasaas ku furay ciidamo Watay gaari dagaal goobtana wey ka dhaqaaqeen marxuumkana isla goobta ayuu ku geeriyooday.

Dayax wuxuu dhawaan ka qalin jabiyay Jaamacadda Plasma .

Waa dilkii sedddexaad oo maanta ka dhaca Magaalada Muqdisho.