Shirka Golaha Wasiirda Puntiland Oo Lagu Qabanayo Magaladda Baran iyo Soodhawentii Cabdi-Wali Gaas +Sawirro.

0
343

Shirka Golaha Wasiirdda Maamulka Puntiland ayaa Khamiista Berito ah lagu Qaban doonaa Magaaladda Badhan ee Gobolka Sanaag xilli halkaas ay ku sugan yihiin Madaxweynaha Maamulka Puntiland Dr,Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo inta Badan Golihiisa Wasiiradda.

Gaas ayaa Markii uu gaaray Magaaldaasi waxaa si weyn usoo dhaweeye Boqolaal Kamida Dadweynaha kudhaqan Mgaaladaasi iyo tuulooyinka Udhaw dhaw.

Inta Cabdiwali gaas uu ku ugan yahay Magaalad Badhan waxaa uu halkaa ka fulin doonaa Mashaariic Horumarineed Sidda Dhagax dhiga Dhismaha Wadada Xeriirisa Ceeldaahir iyo Ceeri-gaabo iyo Jaamacadda Maakhir oo uu xariga kajarayo.

Waxaa Maanta Magaalddu lagu arkaye Dadweyne d ufar badan oo luxaye Calanka Puntiland iyo kan Astaanta u ah Jiritaanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed kuwaasi oo ku faraxsanaa Booqashadda Madaxweynaha Puntiland.

Gaas aya Horey Magaaladda Badhan Uga balanqaaday in Halka uu kafulinayo mashaariic horumarineed intii uu kuguda jiray ololihiisa Doorashadd Sandii 2014-kii.

Halkan Hoose Ka Daalaco Soodhaweyntii Gaas.