Qamaam: Muqdisho Oo Maanta La Filayo In Uusan imaan Qaadka.

0
377

magaaladda muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta uusan iman doonin wax qaad ah taasi oo ka dambeysay kadib markii maamulka gobolka banaadir uu kuso rogay ganacsatada qaadka canshuur xad dhaaf ah.

inta badan waxaa dhacda in maamul walba oo yimaado gobolka in uu isbaro ganacsatada qaadka si ay u afgartaan.

maamulka cusub ee uu hogaamiyo gudoomiye taabit ayaa iminka doonayo in uu is baro ganacsatada sida ganacsatada qaadka ay usheegeen website-ka Gargaar.net.

waxaase xusid mudan in qaad uu ka imanayo xarumaha ama airpotyada mamul goboledyada sida xarunta Hirshaabelle oo marki hore loga qaadi jiray muqdisho aya lafilayaa in iminka ay usoo xaabiyaan muqdisho oo canshuur ladaalaa dhaceysa.