Diyaarado Dagaal Oo Duqeymo Ka Geestay Gobolka Gedo.

0
356
?????????????????????????????????????????????????????????
?????????????????????????????????????????????????????????

wararka ka imaanaya gobolka gedo gaar ahaan ceelwaaq ayaa ku waramaya in halkaa ay duqeyn ka geesteen diyaarado dagaal.

duqeyntan ayaa sida wararku shegayan sameyn kuyelatay dadka deegaanka duqeynta lala begsaday.

halka duqeymuhu ay ka dhacen waa gobolka gedo gaar ahaan deegaano hoostaga degmeda ceelwaaq oo gobolkaasi ka tirsan.

Duqeynta ayaa dhacday Xalay Saq-dii Dhexe waxaana la sheegay in ay Geysatay qasaaro dhimasho iyo dhaawac, Goobaha la duqeeyay ayaa kala ahaa Tuulooyinka Garilay iyo Daarul-salaam oo hoostaga Degmada Ceel-waaq ee Gobalka Gado.

Ilaa hadda ma cadda qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyntaasi mana jirto wax war ah oo kasoo baxay Ciidanka Dowladda Kenya ee Gobalka Gado, Sidoo kale ma jirto war kasoo baxay Al-shabaab iyo Dowladda Soomaaliya oo ku saabsan Duqeyntaasi.