Diyaaradihii Qaadka Ee Ka Imaan Jiray Kenya Oo Laga Joojiyey Garonka Magaladda Muqdisho.

0
311

dadka ganacsatada ah ee soomaaliyeed ee ka ganacsada Qaadka ayaa waxaa ay ka cabanayaan canshuuro xad dhaaf ah oo lagu soo rogay.

waxaa ganacsatada qaarkood oo la hadlay website-ka Gargaar.net waxaa ay sheegeen in khamiista maanta aysan jirin wax qaad ah oo imaanaya muqdisho kana soo degeya garoonka diyaaradaha muqdisho.

waxaa ay sidookale sheegeen in tani ay tahay talaabo aan lo bahneyn oo ay qaaday dowladda somaliyeed taasi oo ay ku doonayan in ay ku caburiyaan ganacsiga xurta ah.

maamulka gobolka banaadir ayaa ay shegeen in uu kuso rogay canshuur xad dhaaf ah taasi oo aan suragal aheyn in ay kaso xarooto qaadka.