Caruur Lagu Dilay Duqeyn ka Dhacday Gedo

0
358

Laba caruur ah ayaa dhimatey mid kalana dhaawac daran ayaa soo gaarey ka dib markii ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Coos Qurun oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa VOA-da u sheegay in ciidmada Kenya ay soo gaareen deegaanka dhowr iyo laabtan saac ka hor inta aysan sameynin duqeyntan.

Waxgaradka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolkaa ayaa si kulul u cambaareye duqeymaha soolaablaabtay ee aan loo mel dayin ee had iyo goor ka dhaca gobolka gedo sameynta ugu badanna ku yeelata maatada.

waxaana ay dowladda federalka iyo mamulka halka ka arimiyo ay ugu baaqen in aysan indhaha ka qabsan shacabkooda oo si arxan dara ah loolaynaya.