Wada Hadalka Ahlusunna iyo Galmudug oo Maanta Lagu wado in uu ka Furmo Muqdisho

0
296

Wada-hadalka u Dhaxeeya Maamul Gobaleedka  Galmudug iyo Ahlu sunna Wal Jamiica ayaa Maanta Lagu wadaa in oo ka Furmo Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya .

Waxaa ku sugan Magaalada Muqdisho Madax ka tirsan Galmudug iyo Ahlusunna ,Waxeena doonayaan in ay bilaabaan Wada hadalka Labada Dhinac .

Dowladda Dhaxe ee Soomaaliya ayaa Dhaxdhaxaadi doona Wada-hadalka Galmudug iyo Ahlusunna ,Waxaa qeyb ka ah Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Wasiirka Arimaha Gudaha.

Waxaa lagu wadaa 30-bishaan in ay Doorashada Madaxweynaha  Galmudug ee ka dhacdo Magaaladda Cadaado.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan