Puntland: ”Heshiiska Dekedda Boosaaso Waa Mid Taariikhi Ah”. DHAGEYSO:-

0
273

Gudoomiyaha barlamaanka puntland Axmed Cali Xaashi oo ka hadlay heshiiskii dekedda Boosaaso ayaa sheegay in heshiiskaa uu yahay mid taarikhi ah.

waxaa uu tilmaamay in balaarinta dekeda ay dani ugu jirto umadda Soomaaliyeed guud ahaanteeda.

waxaa uu carbaabay in mas’uu;liyiin katirsan puntiland ay wili ku sugan yihiin Imaaraadka halkaa  oo ay ugu harsan yihiin howlo farsamo.

waxaa uu shegay in sanad gudihii la arki doono Dekedda oo ushaqeyneysa qaab caalami ah islamarkaana ay soo gaba-gabobmi donto wijiga 1,aad ee dhismaha Dekedda.

HALKAN HOOSE KA  DHAGEYSO KHUDBADDA GUDOOMIYAHA BARLAMAANKA PUNTILAND.