Uruga Asaaciduuna Bil Xaq oo laga Mamnuucay Puntland

0
273

Shir ay manta Magaalada Goroowe ee caasimada Puntland ku yeesheen Guddowmiyaha Gobelka Nugaal Cumar C/laahi Fara weyne ,Guddowmiyaha Makamadda Ciidamada C/fitaax Xaaji Aadan iyo Taliyaha La dagaalanka Argigixisada Muxidiin Axmed Muuse ayaa Sheegay in ay Ga,aan ku gareen  in laga Mamnuuco Kooxdaan Deegaanada Puntland.

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa uku baaqay Shacabka in ay la Shaqeeyaan  Ciidamada Amniga ,ayna soo shoogaan Xarumaha cusub ay ku leeyihiin.

Cumar fara weyne  ayaa Sheegay in Dhamaan hay’adaha   Amniga  Puntland lagu Warkiliyey inay tilaabo ka qaadaan  kooxdaani.

W/Q;Cabdi qani  Cumar  Xasan