Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada Dalka oo Maanta Shir wada Qaaday

0
276

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo  Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa manta Furay Shirka Madaxda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada dalka

Ajandaha Shirka looga Hadlay ayaa waxaa kimid ahaa Amaanka Qaranka ,La dagaalanka AL-Shabaab ,dar dar gelinta  Arimaha Shirka London iyo Arimaha isku dhafka  Ciidamada .

Shirka oo ay ka qeyb galeen Madaweynaha ,Ra,iisul Wasaaraha ,Madaxweynayaash  Koonfur Galbeed ,Hirshabeele  ,kusimaha Madaxweynaha Galmudug,Puntland iyo Jubbaland,iyadoo Shirka soo xermi doono Maalinta biri

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa doonesainay Ajande iskumida latagdo Shirka London,islamarkaana Hoggaamiso Shirka.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan