Ciidamad Amniga oo Qabday Labo Nin oo Dil UGeysatay Sarkaal katirsan Madaxtooyada iyo nin la socday

0
282

Ciiddamada Amaanka ayaa caawa Gacanta  Ku dhigay labo nin oo Bistoolado ku Hubeesan,iyadoo ay dil ugeesteen Abaarihii maqribkii  Sarkaal ka Tirsan Madaxdoyadda iyo nin la soctay .

Sarkaalka ay dilka ugeesteen ayaa waxaa lagu magacaawaa Maxamed Axmed Cali,halka Ninka la socday Magaciisa loo soo gaabiyey Boqol.

Wararka ayaa Sheegaya in labada nin ay Wadeen Gaari, iyadoo marka ay dilka geysteen ay ceyrsadeen Ciidamada Amniga ,kuwaasi markii dambe   Gacanta ku dhigeen .

Guddowmiyaha Degmada Xamar Jajab  ayaa u Xaqiijiyey Warbaahinta in raga Dilka geystay Gaacanta laku haayo, iyadoo lagu  Wareejiyey Waaxda Dambi baarista Dowladda ,Waxaana  lagu haayo Xarunta CID.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan