Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay Kooxda ALSaaciduuna Bil Xaq

0
366

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa War qoraal oo uu soo dhigay Bartiisa Facebooka ayaa dibaaxay in koox Diimeedka  ay yihiin kuwo   Adegsanaya  AFkaar KHaldan  oo kabeen Sheegaya Diinta ISLaam ee Suuban .

Koox AL Saaciduuna  Bil Xaq ayaa loogu dhawaaaqay Soomaliand,Puntland,Muqdisho ,iyadoo Fadhigooda Weyn yahay Wadanka Masar.

Wasiirka ayaa Sheegay in ay Kooxdaan  ka Digeen  Culimada Soomaaliyeed Ilamarkaana ee Dowladda Soomaaliya ka hortagi doonto AFkaar Guracaan ee Kooxdaa

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan