Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidanka u ku baaqay Howl gal Wada Furis ah

0
304

C/rashiid C/laahi Maxamed Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa ku baaqay Ciidamada Dowladda in ay bilaawan Howl gal la isu furayo Wadooyinka ay xereen AL-Shabaab ee Gobaldda Dalka .

Wasiirka oo ka Hadlay Munaasabadii  loogu dabaal dagayey  12April oo ahayd maalinta  Ciidanka  Xooga Dalka Soomaaliya ayaa Sheegay Ciidanka in laga sugayo  Sidii isugu furi lahaayeen Waddoyinka Xiran,si Al-Shabaab looga saari lahaa Meelaha ay go,dambeyaan .

Koooxda Al-Shabaab ayaa jartay Waddoyinka is ku xira Deegaanada ay Gacanta ku hayaan Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Amisom,si ay san sahayda ugu kaarin hasa yeeshee  Waxaa Ciidanka Sahayda lagu Gaarsiiyaa Diyaarado Qumaandiga u kuco.

Wasiirka ayaa ugu baqay Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya in ay adgeeyaan  Howl  galada ka dhanka ah AL-Shabaab.

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan