Ajaaniibta Galmudug ay Badbaatisay oo maanta ka Ambabaxay Degmada Hobyo

0
285

Maamulka Dagmada Hobyo ee Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa manta Sagootiyey 10 Badmaaxiye  oo u dhaladay Dalka India,iyadoona Ciidanka Galmudugay ay soo furteen Shalay iyo maalo ka sii horeeye.

Guddowmiyaha  Dagmada Hobyo  ee Maamulka Galmudug C/laahi Faat ayaa tilabadaan ku tilmaay mid guul ah,waxaana uu tibaaxay in Galmudug ay ka go,an Tahay  la dagaalanka Burcad -Badeeda  Soomaaliya .

Doontii ay soo furteen Ciidamada Galmudug ayey raaceen Shaqaalaha u dhashay Wadanka India ee laga soo badbaadiyay Burcad-badeeda,waxaana ay aadeen Magaalada Boosaaso oo ay Doontu u rarneyd.

W/Q; Cabdi qani Cumar Xasan