Wadooyinka Muqdisho Oo Loo Xiray 12-April Iyo Dowladda Oo Shacabka Ka Raligalisay Arintaa.

0
349

wadooyinka waaweyn ee halboolaha u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka ee kuyaala magaaladda muqdisho qaarkood ayaaa la xiray taasi oo ka dhigan sidii loo adkeyn lahaa amaanka halka ay ka dhaceyso munasabadda aas-aaska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiinta Ka qeybgalaya.

maanta ayaa lagu wadaa in munaasabad weyn oo arintan lagu mamusayo in ay ka qabsonto magaladda muqdisho ee caasimadda dalka.

habnkii xalay ayaa la xiray wadooyinka iyada oo saakay wadoyinka waweyn inta badan lagu dhex arkayo ciidamo aad u fara badan oo sugaya amaanka.

dowladda federaalka mas’uuliyiin u hadashay oo warbaahinta dowladda kala hadlaye dadweynaha habenkii xalay waxaa ay shacbiga Soomaaliyeed ku war galiyeen in ay u dulqataan xirnanshiyaha wadooyinka islamarkaana lo bahan yahay in shacbigu ay la shaqeyaan ciidanka amaanka oo farxaddu ay la wadaagaan.